Xarumaha caafimaadka Dhuusmareeb oo ka warbixiyay sida ay u ilaaliyaan nadaafada Isbitalada

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaqowga Deegaanka waa waxa ugu weyn ee caqabad ku ah bulshooyinka Deegaanada Galmudug ku nool bey’ada nadiifka ah ayaana waxa ugu muhiimsan ee ay aadanuhu ugu baahi badanyihin.

Xarumaha caafimaadka ayaana ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee ay tahay in ay qeybta ugu weyn ka qaataan ilaalinta Deegaanka madaama ay kasoo baxdo wasaqda ugu badan ee deegaanka iyo dadkaba waxyeelayn karta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya