Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa dib u shaqo bilaabay xarumaha cafimaadka ee Magaalada Baladweyne oo mudooyinkii dambe u xirnaa sameynta fatahadii ku dhuftay Magalada Baladweyne.
Xarumaha cafimaadka qaar ayaa ku shaqeyn jiray Deegaanka Ceel Jale ee duleedka Magalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa