Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Adeega M-peesa oo ah Adeeg lacagaha la iskugu diro ayaa ahaa mudooyinkii danbe mid siweyn uga shaqeeya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose islamar ahaantaana qaar badan oo kamid ah bulshada Degmada u noqday ganacsiyo ay nolol maal-meedkooda ka soo saartaan una fududeydiya Bulshooyinka ku kala nool Degmada Dhoobley iyo Dalka Kenya dirista lacagaha iyo sido kale kala badalidda Sarifka lacagaha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay.