Qaaxadu waa cudur halis ah oo saameyn ku yeelan kara qof kasta. Dr Adan Cusmaan oo kamid ah dhaqaatiirta deegaanka dhoobley oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay cudurka qaaxada iyo waxyaabaha sababa.Maxamed Cali Samow ayaa warbixintan eegaya