Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Dadka Geeleyda ah ayaa mudooyinkii danbe ka sheeganayay xanuun fara ba’an ku hayay Geela walo hada ayna sidii hore aheyn xanuunkan ku dhacay Geela ayaa saameyn ku yeeshay Dadka ka ganacsada Hilibkiisa ee ku nool Magaalada Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya