Xanuunka Jadeecada oo ka dilaacay Tuuloyin hoos taga Degmada Mahadaay

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Xudur Ciise Waxa ay kamid tahay Tuulooyinka hoos taga Degmada Mahadaay waxaa Maalmahi Dambe Dadka Deeganka La daaladhacayeen Xanuuno ay kamid yihiin Jadeecada iyo Duumada oo ilaa iyo haatan U geeriyoden labo Carruur ah.

Xasan Muxumed Abukar oo ah Guddoomiyaha Tuulada Xudur Ciise oo kamid ah Tuulooyiinka Hoos taga Degmada Mahaaday ayaa kawarbixiyay xaalada Caafimaad ee Tuulada oo uu ka dilaacay Xanuunka Jadeecada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa