Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Buur-fuule waxaa ay kamid tahay tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe dadka ku nool tuuladaasi waxaa soo wajahday Xaalada kale duwan oo dhanka caafimadka ah haba ugu badnaadaan xanuunka Jadeedcada oo haya Carruurta ku nool tuuladaasi.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa