Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Hargabka waa caabuq kaasi oo saameeya neef mareenka iyo sambabada dadka, Waxaa sababa feyras kaasi oo si fudud ugu faafa dadka dhexdooda waxuuna ku faafa qufaca iyo hindisada.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa bulshada Magaalada Dhoobley si ba,an u sameeyay xanuunka Hargabka.
Axmed Maxamed oo kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa Kawarbixiyay saamaynta u ku haayo xaanunkan bulshada.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya