Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoolo dhaqatada ku nool Gobolka Jubbada hoose gaar ah dadka Geela dhaqdo ayaa sheegay inay arkeen bilihii ugu danbeyay xunuun cusub oo laayay Geela irmaanka, Nirgaha iyo Owrta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa