Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigan ayaa la magacabey xili ay jirtay khilafaad ka dhax jirey Shirkadaha korontada magalada burco kadibna ay Cabasho ka soo yeertey bulshada magalada
Gudiga ayaa kormeer ku tagey xaruumaha Shirkadaha Korantada ee magalada iyagoona u kuur galaayey Caqabadaha ka Jira Xaruumaha iyo sidii hal looga gaari lahaa.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya