Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeeysa ee xarunta Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 110 ardey oo baratay xirfado kala duwan sida suuq geeynta iyo , Make up ka, islamarkana ka aflaxday Machadka Hiraal ee Magaalada Hargeysa.
Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda dhalinyarada, maamulka Iskuulka, bahda waxbarashada , waalidiin, dhalinyaro , Haween , ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya