WARARKA Xaflad Lagu Dhiirigalinaayay Arday Dhameysatay Barashada Qur’aanka Kariimka oo Lagu qabtay Baladweyne. By admin - January 11, 2023 0 172 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen 24 arday oo baratay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madarasada nasru-diin. Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-Cabdullahi-Xaflad-Lagu-Dhiirigalinaayay-Arday-Dhameysatay-Barashada-Qur’aanka-Kariimka-oo-Lagu-qabtay-Baladweyne.mp3