Xaflad dhiiri gelin ah oo loo qabtay ardeyda dhigata xarunta agoomaha Hargeysa

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Xarunta Agoomaha Magaaladda Hargeysa ayaa Xaflad dhiiri gelin ah u qabtay Ardayda kaalmaha hore ka galay madarasada iyo iskuulka xarunta iyo ardayda ugu aqlaaqda wanaagsaneyd sanadkan.

Waxa ka qeyb galay xaflada maamulka xurunta bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya