Xaflad ay ku qalin jabinayeen Ardey Ka Aflaxdey Iskuulka Elif Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
202

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladan ay ku qalin bedelanayeen Ardey dhameysatey Culuumta kala duwan ka baratey Machadka Elif Per University College ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masluuliyiin Macalimiin iyo qeybaha kala duwan Bulshada si ay goobjoog uga noqdaan Xaflada lagu dhiiri gelinaya islamarkaana lagu abaal marinayey Ardeydaasi

Maamulaha Macahadka Elif PU College ayaa si kooban u sharaxey Maraxaladihii uu soo marey Machadkaan iyo Ardeydaan hada dhameysatey iyo waxa ay barteen.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya