Xaflad ay ku qalin jabinayeen Arday Xifdiyay Qur’aanka oo lagu qabtay Dhoobley.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaflad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 28 Arday Islamarkana ka qalin jabiyay Madarasada Al Furqaan ayaa lagu qabtay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Xafladan oo aheyd mid si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kaso qeyb galay bulshada qeybaheeda kala duwan sida Culimaa’udiin, wax garad, Arday, Odeyaal iyo sido kale walidiinta Ardayda qalin jabineysay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya