Xaflad ay ku qalin jabinayeen Arday dhamaysay xirfada kala duwan oo loogu qabtay Afmadow

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin katirsan maamulka golaha deeganka degmada Afmadow ayaa ka qayb galay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysay xirfadaha harqaanka iyo cilaan saarka, kuwaasi oo ay waxbareen hay’adaha SWSC iyo Care International oo iskaashanayay, waxaana uu mashruucan muddo laba sano ah ka socday deeganada Jubbalaand sida Afmadow, Dhoobley, Diif, Deg-elema, Warag, Buurgaabo iyo Raaskaambooni, waxaana si gaara mashruucan diirada loogu saarayay kobcinta iyo kaydinta dhaqaalaha VSLA-ga.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya