Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaflada ay ku qalin jabinayeen in ka badan 79 arday Islamarkana ka qalin jabiyay maraxiishta kala duwan ee Macadka Salaan ayaa lagu qabtay Degmada Baldxaawo ee Gobolka Gedo.
Xafladan oo aheyd mid sii heer sara ah loo soo agaasime islamarkan ay kaso qeyb galeen bulshada qeyba heeda kala duwan Culimaa’awdiin, wax garad ,Odeeyal dhaqameed iyo sido kale Walidiinta Ardayda halka ka qalin jabineysay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaysa