Xafiisyo Loogu Adeego Bulshada Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo waxay ku guuleysatey Hirgalinta Adeeg daadejinta Dowladeed taas oo Qeyb ka ah Howlgalinta Qaar kamid ah Xafiisyo cusub oo ay ka howlgalaan Maamulada Xaafadaha Degmada iyo Shacabka.

Xaafada Berdaale oo kamid ah 10 kaXaafadood ee magaalada beydhabo ayaa Xafiis cusub Laga hirgeliyey kaasi oo Maamulka iyo Shacabka Xaafada ay ku wadashaqeyn doonaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya