Xafiiska Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland Degmada Dhoobley oo la daah furay.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah furayay Xafiiska Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland ee Dhoobley oo lagu Qabtay Degmada Dhoobley ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Maamulka Degmada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Xafiiskan ayaa wax badan ka tari doona Baahiyahii ay Bulshada qabtay ee la xidhiidhay Helida adeegyada ay Bixiso Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya