Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiiska hanti dhowrka guud ee dowlada jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabtay kulan ay iskuugu yimaadeen Agaasimayaasha guud Wasaaradaha Dowlada, Xoghayaha Golaha Wakiilada Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Xafiisyada kale ee Dowlada.
Kulanka ayaa waxaa uu daarnaa soo bandhigida doorka Xafiiska Hanti dhowrka Guud iyo Waajibaadkiisa.
Iyadoo mudada uu socdo ay aragtiyo isku weydaarsan doonaan xubnaha kala duwan ee kulanka Qeybta ka ahaa.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya