Xafiiska dakhli ururinta Wasaaradda Maaliyada Jubbaland oo laga dhagax dhigay Dhoobley

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Degmada Dhoobley oo wehelinayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Dhoobley ayaa dhagax dhigay xafiiska dakhliga ee Degmada, Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa maalinba maalinta ka dambeysa ku talaabsaneysa horumar iyo kobac.

Dhagax dhigga kadib ayaa waxaa goobta ka hadlay Guddomiyaha Degmada Dhoobley Xasan Cabdi Xaashi iyo ku-xigeenkiisa Muqtaar Muxumed Sahal.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya