Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland Axmed Xuseen Baraki oo ay wehelinyeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa si wada jira ah u dhagax dhigay Xafiiska Mashruuca Aabaar tire kaasi oo lagu kordhinayo Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Dowladda Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya