Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad mudo 40 sano ah ayuu dhisan yahay xabsiga dhexe ee Magaalada kismaayo kasoo anan helin wax dayac tir ah waxaana uu burbur aad u weyn uu kajira dhammaan qolalka xabsiga.Waxaa hada socdo qorshe lagu daysctirayo Xabsiga weyn ee magaalada Kismaayo,kaas oo dhismihiisa dhawaan bilaaban doono.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa