Xaalado nololeed oo ka jirta Tuulada Yaaqraar.

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Yaaqraar waa mid kamid tuulooyinka dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo waxaa la sheegay in tuuladaasi ay ka jirto baahiyo dhan walba leh, sida Waxbarashada, Caafimaadka, Cuntada iyo biyaha.

Gudoomiyaha Tuulada Yaaqraar Ruqiyo Xaaji Xassan ayaa si guud uga warbixisay baahiyaha guud ee ka jirta deegaankaasi.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya