Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadkii ka barakacay fatahadda wabiga Shabelle ee dhax maro Magalada Baladweyne oo gaaray Degaanada Ceeljaale iyo xodaleey ayaa wajahaya xaalad nolol xumo.
Dadkaan ayaa ku nool guriyo ka sameysan baco iyo geed hoos tiisa mana heystaan meel ay ka galaan dhibicda roobka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa