Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Maxamad Cabdi Salaan oo kamid bahda caafimaadka ee Baladweyne oo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in qaar kamid ah dadka ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle ay xiligaan soo wajahday xaalad caafimaad darro kadib markii biyaha ay ka dhasheen cuduro kala duwan.
Xanuunada ugu daran ee xiligan ay la il-daranyihiin dadka barakacayaasha ah ayaa waxaa kamid ah Malaariyada, Jadeecada iyo Shuban biyoodka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya
Audio Player