Xaalado caafimaad daro oo soo wajahday Barakacayaasha ah ku nool kaam jiroon ee Degmada Dhoobley.

0
153

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka jiroon oo kamid ah kaamamka ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jira xaalado bini’aadanimo oo wax ka qabasho u baahan Caqabadaha xiligaan ka jira kaamka jiroon ayaa waxaa ka mid ah xaalado caafimaad daro maadaama kaamku uu san lahayn goob caafimaad oo shaqaynaysa,taas oo ay dadka bukaanka ah kula tacaalan xaaladooda caafimaad.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya