Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Qaran-roow oo kamid ah Deegaannada ka tirsan Bariga Gobolka Mudug ayaa bulshada iyo maamulkiisu waxaa ay si wayn uga cabanayaan biyo la’aan xooggan oo ka jirta deegaanka.
waxaa ay sheegeen in guud ahaan deegaankan ay saamayn ku yeesheen abaaraha dalka ka jira islamarkaana lahayn ceel biyood dadku ay biyo ka helaan xilligan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya