Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Deegaanka Aadan Santuur oo kamid ah tuulooyinka hoos yimaadda magaalada Dhoobley kagana began dhanka koonfureed, waa mid kamid ah tuulooyinka ay dadkeedu yihiin xoolo dhaqato beeralay dadka deegaanku waxa ay ka cabanayaan biyo la,aan baahsan oo ay sheegeen in xitaa ay la’yihiin wax ay xoolaha ku waraabiyaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya