Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Tuulada Bulafeermo oo ku taalla duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wajahaya duruufo nololeed oo adag, sida ay sheegeen dadka deegaanka.
Bulshada ku dhaqan tuuladan oo tiradooda lagu qiyaasayo boqolaal qoys ayaa ka cabanaya baahi weyn oo dhanka adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka iyo waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa