Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Qorax ee Magaalada Dhoobley ayaa ka warbixiyay xaaladaha caafimaad daro ee ka jira kaamka islamarkaana ka codsaday Maamulka Degmada iyo Hay’adaha samafalka in loo hirgaliyo xaruUn caafimaad.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya
Audio Player