WARARKA Xaalad biyo yari oo soo wajahday Barakacayaasha Danwadaag ee Magaalada Dhoobley By admin - May 24, 2021 0 276 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xaafada danwadaag ee magaalada dhoobley oo ay ku sugan yihiin barakacayaal ka soo hayaamay qeyba kamid ah gobolada jubooyiinka ayaa waxaa ka jirta biya yari. Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/05/warka-samow-biya-laaanta-barakacyaasha-danwadaag.mp3