Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha Magaalada Dhoobley Siyaad Maxamed Xasan ayaa qaylo dhaan ku aadan biyo yari ka jirta Deegaano hoos yimaada Deegaanka Dhoobley u diray Dowladda iyo Hay’adaha gargaarka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya