Xaafadda New Kismaayo oo laga hirgeliyay Garoon Kubadda Cagta ah

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Degmada Kismaayo ahna xoghayaha Dowladda Hoose Daahir Cabdi Cabaas ayaa Xaafadda New Kismaayo ka dhagax dhigay Garoon lagu ciyaaro Kubadda Cagta.

Mahad Maxamed Xasan Guddoomiyaha Xaafadda New Kismaayo ayaa ugu horeeyn u mahadceliyay Hay’adda dhiseyso Garoonka,wuxuuna sheegay in ay baahi weyn u qabeen dhalinyarada Xaafadda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya