Xaafada Wadajir ee Degmada Guriceel oo laga bilaabay calaamadaynta tabbeelayaasha iyo laamaha xaafadda Wadajir.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga xaafada Wadajir ee Degmada Guriceel ayaa  bilaabay calaamadaynta tabbeelayaasha iyo laamaha xaafadda Wadajir.

Gudoomiyaha Xaafada Wadajir Kafiyo Ali Mohamed iyo xubno katirsan gudiga xaafada ayaa bulshada xaafada ugu baqay in ay kashaqeyan dhowrida tabelayasha xaafada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya