William Ruto oo loo doortay madaxweynaha Kenya

0
197

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-William Ruto ayaa noqday Madaxweynaha shanaad ee Kenya, ka dib markii uu ku guulleystay Doorashada Madaxtimada ee dhacday dalkaasi.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Kenya ayaa ku dhawaaqay in mr Ruto uu helay codad gaaraya 50%, halka musharaxa kale ee sida aad u loolameen helay 48%.

William Ruto waxaa u muddo dheer ahaa Madaxweyne ku xigeenka Kenya.