Wiil dhalinyaro ah oo Nolashiisa Ka Mareeyo ka Ganacsiga Cadeyga Magalada Dhoobley.

0
238

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdullahi faarah ayaa waxaa uu soo guraa islamarkaasna magaalada u iib keenaa Cadeyga,waxaana uu shaqadaan ku guda jiray mudo 3,sano ah sida uu sheegay,isagoona ku wareejiya suuqa iyo Xaafadaha magaalada dhoobley.

 

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya.