Wiil dhalinyaro ah oo la yimid hal abuur caawinaya dadka ka shaqeeya dhismaha.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saciid yuusuf oo ka mid ah Xogsatad magaalada Baladwyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya xirfadda farsamada gacanta isagoo sameeya buriska lagu garaaco masaabiirta .
Buriskan ayaa waxaa inta badan ka iibsada dadka dhisa guryaha iyadoona lacagta uu ka helo uu ku mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa.

Saciid Yuusuf ayaa Radio Beerlula ugu waramay noocyada buriska uu sameeyo iyo sida uu ugu shaqeysto xirfaddan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya