Wiil Dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Kismaayo oo ku shaqeesta Xirfadda Farashaxanka

0
203

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Fawsi Cabdiqadir Maxamed waa Wiil Dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Hoose waxaa uuna ku shaqeesta Xirfadda Farashaxanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya