Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdisamad Xuseen Xaaji Ahmed oo ah Mulkiilaha xarunta daruul Ixsaan ee Deegaanka Dhoobley ayaa kawarbixiyay qaabka ay u shaqeyso xaruntaasi lagu dayactiro Kitaabada iyo Buugaagta.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa