Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digaya, in Dowladaha adduunka oo dhan aysan diyaar u ahayn, inay la dagaallamaan soo burqadka caalamiga ah ee COVID-19.
Cudurkan ayaa malaayiin dad ah gelinayay xaalada halis ah, cudurro daran iyo dhimasho.