Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ayaa sheegtay in uunan jirin wax adeeg caafimaad ah oo hadda laga bixinaya magaalada Koonfureed ee Rafah.
Tani ayaa timid ka dib markii la xiray isbitaalkii ugu dambeeyay ee magaaladaasi ee aan si dhameystiran u shaqeyn ee Al-Helal al-Emirati maadaama ay halkaasi ka socdaan duqeymaha Israa’iil.