Wejiga labaad ee dhismaha Waddooyinka Magaalada Kismaayo oo si dardar leh ku socda.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca wajiga labaad ee dhismaha waddooyinka laamiga ah ee degmada Kismaayo ayaa si habsami leh u socda, waxaana waddooyinkani ay kaalin wayn ka qaadanayaan isku socodka dadka iyo gaadiidka u kala goosha xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Guddoomiye ku xigeenka Degmada Kismaayo ahna Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo Daahir Xuseen Cabdi oo Xafiiskiisa kula hadalay Warbaahinta ayaa kawarbixiyay halka uu marayo Wajiga labaad ee Mashruuca.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya