Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabaddoon Cabdinuur Axmed Diiriye Cali ayaa baaq nabadeed ka jeediyay dagaal beeleedyada ka socda dalka, isagoo ugu baaqay dhinacyada in ay colaadda joojiyaan oo wadahadal ku xalliyaan khilaafaadka. Wuxuu ku dhiirrigeliyay dowladda iyo bulshada rayidka ah in ay ka shaqeeyaan nabadda si loo helo xasillooni iyo horumar waara.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya