WARARKA Waxgaradka Magaalada Dhoobley iyo deegaanada hoos yimaada oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen. By admin - October 24, 2021 0 157 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxgaradka magaalada Dhoobley iyo deegaanada hoos yimaada ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaanadaas. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/10/warka-Naxwo-waxagaradka-magalada-dhoobley-iyo-deeganada-hoos-yimado-aay-ku-baaqey-gurmad-dag-dag-ah.mp3