Waxgaradka Dhoobley oo kawarbixiyay waxyaabaha sababa in guurku qaaliyoobo.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah aas aaska nolosha bani’aadamka waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jeediyay marka ay rabaan inay lamaanaha is guursadaan.

Mudooyinkii danbe waxaa sii kordhaaye qiimaha guurka taasi oo saameyn ku yeelatay dhalinyarada iyo dadka guur doonka ah.

Hadaba qaar kamid ah waxgaradka ku nool degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa ka warbixiyay waxyaabaha sababaya in guurka sii adkaado.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya