Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada Deeganada miyiga ah gobolka Galgaduud ayaa sixoogan u korortay waxana arintaas sabab u ah Roobka xilliga Gu’ga oo inta badan sifiican gobolka kaga da’ay waxaana taasi keentay in dadkii xoola dhaqatada ahay Iskuulada Deeganada miiga ah yimadaan si ay Cashirada u qataan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya