Wax soo saarka Nuurada Kismaayo oo shaqo abuur u noqday xoogsato badan.

0
86

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Degaanka laba Birood oo Qiyaastii 15 Km dhanka Koonfureed kaga began Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool dad ka shaqeeya Sameenta Nuurada oo ah mid lamariyo Guryaha Marka uu dhismaahoodu Dhamaado.

Geedi Daa’uud Sheekh Ibraahin waxaa uu kamid yahay dadka in muddo ah kasoo shaqeynayay soo saarista Nuuradda waxaa u sheegay in Nuuradda laga sameeyo dhagxaan iyo geedo islamarkana sameynta kadib ay u iib geeyaan Magaalada kismaayo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya