Wax soo saarka beeraha shabeellaha dhexe oo hoos u dhaca ku yimid

0
144

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe ayaa sameyn kala kulmay isbadalka cimilada sida abaaraha iyo dadaadka ka soo rogmada webig shabeelle kuwaasoo hoos u dhigay dalagyadii ka soo go’i jiray beeraha.

Beeraleyda ayaa sheegay in laba arimood ay isku biirsadeen kuwaasoo kala aha abaaraha iyo dadaadka oo la taga dalagyadii ay beerteen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay