Wax soo saarka beeraha ee deegaannada Galmudug oo horumar samaynaya.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Galmudug oo inta badan aan horey looga aqoon waxsoo saarka beeraha oo dallagyada laga isticaamalana laga keeni jiray meelo kale oo ka mid ah gobolada dariska la ah ayaa hadda beeraleyda ku nool halkaasi ay soo fahmayaa ahmiyadda beerista iyo inay jiraan goobo ku haboon beerista iyo waxsoosaarka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya